Raasimaal Real Estate
Horumarinta hantida maguurtada oo leh hadaf cad
Raasimaal waxay ka shaqaysaa iibka dhulka iyo dhismaha deegaannada casriga ah.

Shirkadda Raasimaal
Shirkadda Raasimaal
Raasimaal waxay ka shaqaysaa iibka dhulka iyo dhismaha deegaannada casriga ah.
Raasimaal waxay u taagan tahay horumarinta iyo maalgashiga hantida maguurtada iyo ka qaybqaadashada kobaca dhaqan-dhaqaale ee bulshada Soomaaliyeed.
Hadafka Raasimaal
Hadafka shirkadda Raasimaal waa inay dhalinyarada iyo dadka jeebka yar u fududayso inay yeeshaan dhul ay guri ka dhisan karaan mustaqbalka.
Raasimaal
Waxyaabaha kooxdu kaa caawiso
Maalgashiga dhulka
Dhul deegaan
Taageerada macaamiisha
Horumarinta mashruuca
Dukumiintiyada
Ikhtiyaarada lacag-bixinta
9+
Sano oo Isbeddel ah
44
Mashaariic la Fuliyey
7,327+
Macaamiil Faraxsan
17+
Shaqaale
